War goor dhaw ka soo baxay Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la hakiyay shirkii Golaha wada-tashiga ee beri ka furmi lahaa magaalada Muqdisho.

Inkastoo qoraalka aan lagu cadeyn waqtiga loo badalay ayaa hadana lagu soo koobay in sababo farsamo loo hakiyay shirkaasi.

Advertisement

Qoraalka oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa sidan u qornaa:-

May be an illustration of ‎map and ‎text that says "‎عققمد JAMHUURIYADAFEFERALKASOMALYA JAMHUURIYADA FEFERAALKA SOOMAALIYA XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA الفيدرالية الصومال جمهورية الوزراء رئيس مكتب THE FEDERAL REPUPLIC OF SOMALIA OFFICE OF THE PRIME MINISTER Iyada oo maalinta berrito ah Abriil 19ka 2024 WAR-SAXAAFADEED kuna beegan 20-ka bishan Abriil 2024, lagu ballansanaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ee uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa arrimo farsamo awgood dib loogu dhigay. Shirkan oo muhiim น ah dardargelinta horumarka dowladnimada, gaar ahaan dagaalka lagula jiro khawaarijta, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale oo masiiri ah ayaa dib loo dhigay muddo kooban. DHAMAAD X@SOMALIPM MEDIA@OPM.GOV.SO WWW.OPM.GOV.SO‎"‎‎

Previous articleIsra’iil oo Gantaalo ku dhufatay Gobolka ka mida Dalka Iiran
Next articleKenya oo baareysa sida uu ku yimid shirkii diyaaradeed ee Janaraalku ku dhintay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here