Wararka aan ka heleyno muqdishu ayaa sheegaya in Al shabaab ay weerar ku qaaday askar ku sugan agagaarka saraha ceymiska ee Muqdisho.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in rasaas culus la is dhaafsaday sidoo kalena la maqlay jugta dhawaq wax u eg Hoobiye .

Advertisement

Sikastaba ha ahaate wali si rasmi ah looma shaacin karo Waxyeelada ka dhalatay dagaalka  Alshabaab oo ciidanka soo gaadayn ayaa waxa la sheegaya in  baxsadayn

Previous articleMadaxweyne xilka laga tuuray oo u qeylo-dhaamiyay Mareykanka iyo Beesha Caalamka
Next articleCiidanka DANAB oo howlgal gaar ah fuliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here