War goor dhaw oo saaka ah ka soo baxay Wasaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Dowlada Somalia  ayaa lagu shaaciyay qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed sankaan 1445/2024.

Qiimaha sanadkaan iyo kii sabadkii hore farqi saasa uma dhaxeeyo oo ma jiraan wax is badal ah oo muuqda.

Advertisement

Waraaxaafadeedkaan ay akhrinayaa  masuuliyiinta ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka.

Previous articleMaxamed Deeyoo Muxuu ka yiri munaasabadii lagu abaal marinaayay Macalinka 2-aad ee Galmuduug
Next articleMUQDISHO: Aabe Xaaskiisii iyo caruurtii uu koriyay ay dileen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here