Wafdi ka socda Dowladda Soomaliya oo uu hogaaminayo xoghayaha Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah & Deegaanka, Xildhidhaan Guuleed Biixi Cabdi ayaa ka qayb galay shir ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 170 dal ayaa looga hadlay waxyeelada bacaha (plastics) Bacaha ama caagaga oo hada ah aafo caalami ah, iyadoo waxyeelo badan u geysteen bad iyo berri, waxayna saamayn weyn ku yeesheen isbedelka Cimilada, caafimaadka dadka iyo noolaha kaleba.

Advertisement

Ugu danbayn shirka waxa looga hadlay sidii loo dhamaystiri lahaa heshiiska caalamiga ahaa ee la rabo in lagu xakameeyo bacaha (UN Global Plastics Treaty)

DHAMMAAD

Previous articleRa’iisulwasaaraha oo amar dul dhigay Hay’adaha Dowlada+SAWIRRO
Next articleDuqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dayactirka wadada dabka ilaa Dekada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here