Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur Goboleedka Bariga Afrika.
Waxaa heshiiska gudooomi doona Xoghayaha Guud ee EAC.
Wafdiga Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirka Ganacsiga Mudane Jibriil Abdirashid Haji Cabdi Wasiirka Warfaafinta Mudane Daud Aweis iyo xubno kale.
=XIGASHO WARBAAHINTA QARANKA=
May be an image of text
Previous articleWeerar gaadmo ah oo lagu qaaday Alshabaab ku sugnaa duleedka degmada Waajid
Next articleDagaalo u dhexeeya Dowlada iyo Alshabaab oo ka socda Jubooyinka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here