War-Saxaafadeed

Khamiis, February, 8, 2024, Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, waxay u caddeynaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed inaysan jirin diyaarad nooca gargaarka caafimaadka (Air Ambulance) oo wax codsi ah usoo dirtay si ay uga degto garoommada dalka, sidoo kale ma jirto diyaarad nooca gargaarka caafimaadka (Air Ambulance) oo laga celiyay hawada Soomaaliya.

Advertisement

—Dhammaad—

Previous articleWarar dheeraad ah oo ka soo baxaya haweneydii la sheegay inay ninkeeda dishay
Next articleMaamulka Puntland oo qabtay ajaanib Daacis ka tirsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here