War qoraalka oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayay dalka kaga mamnuucday is-ticmaalka Khamaarka ah ee 1XBET.

Talaabadaan oo Dowladu hore u qorsheysay ayaa ugu danbeyn maanta amarkaasi mamnuuca la soo saaray iyadoo wixii hada ka danbeeya aan gudaha Dalka lagu isticmaali karin khamaarkaasi oo xiraa sameeyn ku yeeshay Ciidamada Dowlada Somalia.

Advertisement

Hadaba halkaan hoose ka aqriso qoraalka mamnuucida oo sidiisa u qoran:-

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here