Duniya Faarax oo reer Puntland ah ayaa si kulul u werrartay siyaasada Hogaanka Puntland gaar ahaab Madaxweyne Saciid C/llaahi Dani.

Duniya oo ka qeybqaadaneysay su’aalo is weydiin dastuurka ku saabsan ayaa  sheegtay in shacabka Puntland raali ka yihiin in Dalku yeesho Dastuur barlamanku dhameystiro.

Advertisement

“Dowladda waxaan diyaar u nahay inaan kala shaqayno dhamaystirka Dastuurka”ayay tiri Duniya

Muwaadinadaam  waxay intaas ku dartay  inaan shacabka Puntland afduub lagu sii heysan karin islamarkaana ay Muqdisho ku sugan yihiin Xildhibaanadì rèer puntland ku matalàayay Baarlamaanka Soomaliya.

“Xildhibaanadeena iyagaa u xilsaaran inay ka hadlaan wixii ay u arkaan badalid ama ku daris iyo ansixinta dastuurka”ayay tiri  Duniya Faarax.

Hadaba halkaan ka dhageyso ereyada ad adag ee Duniya adeegsatay:-

 

Previous articleIsbahaysiyo siyaasadeed oo sii kordhaya xili doorashada aysan  dhaweyn.
Next articleJen.Dayax muxuu u sheegay Milatariga qeybta 12-ka Apriil +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here