Weerar ay iska kaashteen Ciidamada Xoogga Somalia iyo dalalka saaxiibada la ah ayaa lagu duqeeyay fariisimo Alshabaab ku leeyihiin Koonfurta Gobolka Mudug.

Duqeymahaan ayaa lala eegtay Alshababka  ku sugnaa deegaan ku dhaw Jeex-jeexa oo mudooyinkii danbe ay ku dagaalamayeen Ciidanada Dowlada oo garab ka helaya kuwa deegaanka iyo Alshabaab.

Advertisement

Saraakiil u hadlay ciidamada Dowlada Somalia ayaa saxaafada u sheegeen duqeymahaan in  lagu burburiyay fariisinkii Alshbaaab iyo agabkii u yiilay.

Dhanka Alshabaab wax wara kama soo bixin kaasoo ay ka hadlayaan duqeymahaan ugu danbeeya.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleAskari Jubaland ka tirsanaa oo Kismaayo lagu toogtay
Next articleWasiirka Gaashaandhiga oo shir laga qeybgalay Dalka Sacuudiga+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here