MUQDISHO (DAYNIILE.COM-Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helaayo Saraakiil Somali iyo Imaaraad isugu jirey  oo Caawa lagu laayay  gudaha  xerada Gordan ee Magaalada Muqdisho Sida warbixinteenii horaba idinku soo bandhignay isla markii  falku dhacay.

Sarkaalki ugu sareeyay Imaaraadka ee ugu qaabilsanaa Koonfurta Somalia ayaa ka mid ah saraakiisha lagu dilay toogasho caawa uu xerada ka dhex sameeyay askari dowlda u diiwaan gashan laakiin si hoose alshabaab uga tirsanaa.

Advertisement

Saraakiil kale oo imaaraad iyo Somalia ah sida madaxii saadka iyo taliyihij xerada oo labaduba Imaaraad u dhashay ayaa ka mida dadka toogashada lagu dilay.

Hadaba halkaan ka daawo faah-faahinta muuqaal aan ka soo xiganay SYLTv:-

 

Previous articleWasiirka Difaaca Somalia oo u hambalyeeyay ciidamada Badda
Next articleGanacsade Caawa Boosaaso lagu dilay iyo qaraxyo lagu weeraray guriga Wasiirka Amniga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here