Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa.
Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugnaayeen magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga waxa ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta Baarlamaanka dalka Taliyaaniga.
labada dhinac waxay soo yeesheen kulamo kala gedisan oo looga hadlaayay horumarinta Baarlamaanka Soomaaliya iyo soo celinta iskaashiga labada gole sharci dejin ee Soomaaliya iyo Taliyaaniga.
May be an image of 10 people and text
May be an image of 1 person, dais and text
May be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, beard and daisMay be an image of 2 people, headscarf and daisMay be an image of 2 people and dais
Previous articleRa’iisuwasaare Xamze oo kulan la yeeshay Ganacsatada+Sawirro
Next articleAskari Dowlada ka tirsan oo 5-kun shilin Somali u dilay Nin rooti iibinaayay duleedka Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here