Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Abukaate Avv: Ahmed Isse Gutale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo si fogaan-arag ah u qabsoomay.

Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa looga hadlay waxqabadka Xafiiska ee sannadkii 2023, caqabadaha jiray iyo horumarada laga gaaray xaqiijinta yoolasha Qorshaha Istaraatiijiyadda ee 2023-2027. Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa bahwadaag Caalamiga ee Xafiiska dhanka horumarka ka taageerta.

Advertisement

Previous articleDuulimaadyada gudaha oo maalintii labaad la xanibay
Next articleSaraakiil Dalka Turkey ka socda oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here