Muqdisho (dayniiile.com)-Dabkii xalay ka kacay Isbitaalka Martiini waxaa la xaqiijiyay inuu ka kacay qeybta ay martiini ka degan yihiin qoysaska ciidamadii ku curyaamay dagaalkii 1977-kii ee Itoobiya iyo Soomaliya.

Qaar ka mida ehalada curyaamiinta ayaa saxaafada u sheegay in xalay ay soo daaheen kooxda gurmadka dab damiska sidaasna ay ku bas beeleen guryahoodii iyo hantidoodii.

Advertisement

Gabar u hadashay aabaheed oo curyaan ah ayaa sheegtay in dhamaan gurigii ay daganaayeen uu bas beelay iyo wixii u dhex yaalay.

“Xamar kama jirto wax gurmad degdeg ah, xalay markaan wacnay saacad kadib ayay yimaadeen hadana inay gudaha u gudbaan way diideen”ayay tiri Gabahdaasi

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMacawisleyda oo Xalay Askari Dowlada ka tirsanaa ku dishay Baladweyne
Next articleCali Guud-laawe oo hadal u jeediyay Ciidamo Dagaal ku sii jeedey+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here