waxaa goor dhaw bilaabaneysa ciyaar adag oo la wada sugaayay taasoo u dhexeysa xulalka Galmudug iyo Gobolka Banaadir waana kulanka sedexaad ee koox kasta ay ciyaareyso tartanka Maamul Goboleedyada.

labada Kooxood waxay kala haysyaan Galmudug oo leh 4 dhibcood laba kulan ay hore usoo dheeshay iyo Gobolka Banaadir oo heysta 3 dhibic laba kulan uu soo ciyaaray.

Advertisement

labada kooxod ayaa ah kuwa ugu taageerada badan kooxaha ka qeybgalaya guud ahaan tartanka waxaana ku soo xigta Koonfur galbeed.

Taageerayaasha ayaa tan iyo barqadii,duhurkii ilaa galabta ku sii qulqulaya iyadoo hada la joogo xili seeriga lagu bilaabayo la yeerinayay.

Natiijada kulankaan waxaad kala socon kartaan wararkeena xiga insha allaah.
XAFIIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 7 people and text that says 'ENCIAGA'May be an image of 7 people, people playing soccer and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of one or more people and text

Previous articleCali Guud-Laawe iyo Axmed Madoobe oo Hambalyo u direy Saciid Danni
Next articleMadaxweynayaal iyo Ra’iisulwasaarayaal hore oo ka hadlay doorashada Madaxweynaha Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here