Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa deegaan Doorashadoodu ay tahay Koonfur Galbeed.

Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa ujeedkiisu ahaa in xildhibaanada labada aqal ay kaalin tooda ka qaataan Wajiga 2-aad ee Dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo Waxkaqabashada Saamaynta Fatahaadaha oo dhibaato adag ku haysa bulshada koofurgalbeed.

Advertisement

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

Previous articlePISF oo mar kale fashiliyay Qarax Miino oo Boosaaso la soo dhigay
Next articleWasiiru Dowlaha Difaaca oo maanta booqday Hay’adda maareynta Masiibooyinka+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here