Maamulka Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay qaar ka mida wariyayaasha MMTV oo dhawaan ay xabsiga u taxaaben markii ay ku weerareen xaruntooda.

Wariyayaasha la sii daayay ayaa kala ah  Maxamed Cabdi Cabdilahi (Andar) iyo Ilyaz Cabdinaasir oo ka tirsanaa shaqaalaha MM-TV.
Sidoo kale waxaa lala daayay wariyaha iyo shaqaalaha MMTV Xamse Fu’aad oo  isna  ka tirsan Shaqaalaha Capital Lounge.
Sida uu cadeeyay MMTV waxaa wali xiran oo Maamulka Somaliland uu reebtay Guddoomiyaha MMTV Maxamed Ilig.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 1 person, beard, wrist watch and suitMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 person, smiling and glasses
Previous articleXisbiga Wadani oo Cambareeyay Xariga Cabdimaalik Muuse Coldoon.
Next articleIska hor imaad hubeysan oo duleedka Laas-caanood ku dhex-maray Ciidamada SSC dhexdooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here