Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Cabdulaahi Jama Mohamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo tilmaamay in guusha uu gaaray ay tahay mid taariikhi ah oo dhiirigelin u ah ciyaaraha fudud ee dalka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.
maalin ka hor ayay ahayd markii sidan oo kale uu Ra’iisulwasaruhu kulan dhiiri-gelin ah la yeeshay  isla ciyaaryahankaan guusha u soo hooyay Soomaaliya.
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 people, dais and text
Previous articleWasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay bangiga adduunka+SAWIRRO
Next articleWararkii ugu danbeeyay xaalada Falastiin,Iran iyo Isra’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here