Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kaga qayb galayo kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya shirkan.
Labada Madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaashiga arrimaha saameynta ku leh labada shacab oo ay ugu horreyaan arimaha amniga iyo nabadda gobolka.
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and text that says "RGOVE"May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text
Previous articleDEG DEG: Xildhibaanada labada Aqal oo goor dhaw ansixiyay miisaajiyada 2024
Next articleWarbixinta Hay’ada Maareynta Masiibooyinka iyo Tirakoobkii ugu dambeeyay ee dhimashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here