Shirkii Xisbiga Kulmiye uga socday magaalada Burco oo maanta ku eg ayaa hadda lagu doortay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo loo doortay musharrax madaxweyne ee xisbiga Kulmiye, halka Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo hadda ah wasiirka ganacsiga loo doortay musharraxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga.

Maxamed Kaahin Axmed oo hadda ah wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ayaa isna loo doortay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, iyadoo guddoomiye xigeenka koowaad loo doortay Cabdicasiis Samaale.

Advertisement

 

Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo xasaasi ah ka wada Dhuusamareeb
Next articleMaxaa ka jira Khilaafkii siyaasiyiinta Murusade u dhaxeeyay oo xal laga gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here