Jowhar: 04, Nofeermbar, 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya hirgelinta hannaan ku dhisan sharci iyo xeerar xoojiya awoodda Dowladda ayaa saxiixay Hindise sharciyeedyada kala ah:
-Hindise Sharciyeedka Wado Marista.
-Hindise Sharciyeedka Xakameynta Hubka fudud.
-Hindise Sharciyeedka Diiwaan gelinta Hay’adaha aan dowliga ahayn.
-Miisaaniyad sanadeedka Dowladda Hirshabelle ee 2024-ka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale XEER kusoo saaray dhaqan-galka ansixinta degmooyinka kala ah:
-Gamboole
-Farlibaax
-Cali Gaduud
-Moqokori
-Raage ceelle
-Buq-aqable
-Xawaadley
-Buurweyn
Munaasabada saxiixa Hindise Sharciyeedyada iyo Xeerarka waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Xubno ka tirsan Baarlamaanka, Golaha Wasiirada iyo Masuuliyiin kale.
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELE
May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, suit and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and suitMay be an image of 2 people and suitMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 8 people, suit and wedding
Previous articleDowlada oo ka qeybgaleysa shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada
Next articleWasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadashay Dagaalkii Jowhar ka dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here