Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Sacuudiga gaar ahaan Kacbada ayaa qeyb ka ah dadka muslimiinta ah ee cimreysanaya sanadkaan.
Madaxweynaha oo ku gutay Cimrada Bayta Alle ee Masaajidka Xaramka ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu doceeyay amni, nabad iyo horumar sida Warbaahinta Dowlada lagu faafiyay video laga soo duubay isagoo cimreysanaya.

Madaxweynaha ayaa muuqaalka iyo sawiradaba lagu arki karaa Cimreysanaya islamarkaana duceynaya,waxaana wehliya oo dhinacyadiisa ka muuqa Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Maxaed Nuur iyo Shiikh Sucuudiyaan ah oo loogu talo galay inuu madaxweynaha iyo dadka la socdo ku hago nidaamka loo maro habka loo cimreysto.
Madaxweynaha wuxuu Soomaalida Alle u weydiiyay fadliga
Cimrada awgeed in dalkeenna uu ka dulqaado dagaalada gaar ahaan kooxda Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
No description available.
No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.
No description available.
Previous articleEedeysanayaal loo heysto dilal hore uga dhacay Muqdisho oo la soo bandhigay+Sawir
Next articleDowlada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland maxay ka yiraahdeen go’aankii Dowlada Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here