MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in Itoobiya tahay Caddowga Soomaaliya.

Mar uu ka hadlaayay daan-daansiga Itoobiya iyo dhul boobka ay wadaan  ayuu Madaxweynuhu xusay in Soomaaliya isaga filan tahay Itoobiya.

Advertisement

“Waan iska dhicin jirnay waligeen hadana dadka jooga waa caruurta dadkii Itoobiya iska dhicin jirey waana isaga filanahay”ayuu yiri Madaxweynaha

Warka Madaxweynaha oo dhameystiran halkaan ka daawo:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO: kooxda Konfur galbeed oo ka cabaneysa weerarkii dhagxaanta iyo Tartanka oo ay gabi ahaanba ka baxeen
Next articleDEG DEG: Ciyaarihii Maamul Goboleedyada oo la hakiyay iyo reer Koonfur-galbeed oo la xaliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here