DOXA (DAYNIILE.COM)-Dowlada Mareykanka ayaa wali ku howlan sidii heshiis xabad joojin loo kala dhex dhigi lahaa mar kale Israa’iil iyo Dagaal-yahanada Gaza ee reer Falastiin.

Hoggaanka Xamaas ayaa laga soo xigtay inay aqbaleen soo jeedinta Mareykanka ee ah in maxaabiista la is dhaafsado,sida uu saxaafada u sheegay Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken.

Advertisement

Sarkaalkaan Ameerikaanka ayaa dhanka Yiuuudana la aadaya isla dalabkaan maanta oo arbaca ah  iyagoona hadii ay aqbalaan ay tahay talaabo wanaagsan op fulin kaliya rabta.

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony ayaa shirka jaraa’id uu ku qabtay Caasimada Qadar ee Doxa wuxuu intaasi ku daray inay Isra’aaiil ku war geliyeen aqbalaada Xamaas.

Wada-xaajodlaan ayaa marar badan inta la isku dayay waxay ku dhamaaneteysay fashil.

XAFIISKA WARARKA.

DAYNIILE.COM

Previous articleXuutiyiinta oo maraakiib ku weeraray Badda Cas
Next articleCiidamada Puntland oo qabtay Dooni hub siday+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here