MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka oo sabti ah jira kulan ay leeyihiin  Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay kulanka saaka iyadoo fariimo war gelin ah loo wada direy  xildhibaanada.

Advertisement

Ajandaha kulanka Maanta  ayaa ah akhrinta ugu danbeysa hindise sharciyeedka taakuleynta naafada iyo amsixintiisa.

Sidoo kale waxaa isna miiska saaran hindise ka hadlaya ku biirista Somalia ee Ururka Bariga Afrika oo isagana lagu wado in la ansixiyo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleNetanyahu oo amray weerar ka dhan ah Rafax
Next articleHowlgal qorsheynaa oo lagu soo qabtay sarkaal Alshabaab ka tirsanaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here