CAMAARA (DAYNIILE.COM)-Afartii maalin ee la soo dhaafay waxaa si is daba joog ah jab u soo gaarayay ciidamada Dowlada iyo macawisleyda ka howlgala Koonfurtta Goholka Mudug.

Ciidamada Milatariga Somalia iyo kuwa deegaanka oo iska kaashada dagaalada ka dhanka ah Alshabaab ayaa dhowrkaas maalin waxay ka soo baxeen si iskood ah deegaano iyo degmooyin dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Advertisement

Camaara ayaa u danbeysay oo shalay la soo baneeyay waxaa 2 maalin ka hor sidaas oo kale loo soo baneeyay abacaad weyn,waxaa ka sii horeeyay Caad iyo shabeeloow.

Guud ahaan deegaanada iyo degmooyinka aan soo sheegnay waxaa la wareegay Alshabaab oo dib calankooda uga taagay.

Arinta la yaabka leh ayaa ah sababta saraakiisha ciidamada ee Dowlada iyo Maamulka Galmudug uga aamuseenn ka hadalka jabkasi iyo waxa keenay intaba.

XAFIISKA WARARKA.
DAYNIILE.COM

Previous articleShirkii Baarlamaanka ee Maanta maxaa ka soo baxay+SAWIRRO
Next articleAabe wiilkiisa ku dilay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here