Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Iskuduwaha Arrimaha Gargaarka ee Soomaaliya, Mr. George Conway.
Kulanka uu Wasiirka la yeeshay George Conway ayaa looga hadlay arrimo la xiriira kor-u-qaadista iskaashiga iyo adeegyada cadaaladda, xuquuqda aadanaha, iyo gaarsiinta deegaanada la xoreeyay adeegyada bulshadu u baahan tahay.
Wasiirka ayaa ergeyga ku adkeeyay in ay muhiimad dheeraada siiyaan gaarsiinta gargaarka deegaanada dhawaan laga xoreeyay gacanta khawaarijta.
=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=
May be an image of 3 people, wrist watch, suit, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, wrist watch, suit, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people, suit and the Oval OfficeMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person and studyingMay be an image of 1 person, beard and glassesMay be an image of 1 person and newsroom
Previous articleMadaxweyne xigeenka Hirshabelle oo Jowhar lagu soo dhaweeyay+Sawirro
Next articleMadaxweyne Xasan oo Xudur kula kulmay Odayaasha dhaqanka+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here