JAMAAME (DAYNIILE.COM)-Daraawiishta Maamulka Jubaland iyo Ciidamada Xoogga Dowlada Somalia oo iskaashanaya ayaa fashiliyay Miino Alshabaab ku aaseen nawaaxiga Baar-sanguun ee  Gobolka Jubada hoose.
Miinadaan oo dhulka la geliyay ayaa ahayd mid weyn ayaa waxaa banaanka u soo saaray ciidamada iskaashanaya.
Ciidamada isbaheysanaya ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay howlgalo ka wadeen nawaaxiga Baar-sanguun halkaasoo ay isku fara saareen xooggaga alshabaab.
“Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal ay afar maalin kawadaan degaano katirsan gobolka Jubadda hoose waxay ku  guuleeysteen inay soo saaraan islamarkaasna fashiliyaan miino khawaarijta ku aaseen wadooyinka si ay ugu dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed”ayaa lagu yiri war lagu faafiyay raadiyaha ciidamada Dowlada Somalia.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
No photo description available.May be an image of water heaterNo photo description available.No photo description available.May be an image of treeNo photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of 1 person and grassMay be an image of grassNo photo description available.May be an image of heart
Previous articleSAWIRRO: Yuhuuda oo duqeyn ku burburisay Masjid iyo xaafado ku dhaw dhaw
Next articleDuulimaadyada gudaha oo maalintii labaad la xanibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here