Garaash gaadiidka ay ku xareystaan kooxda Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay weerareen Ciidamada Sirdoonka  Somalia iyo kuwa saaxiibada Caalamka oo is kaashanaya

Sida lagu baahiyay war ka soo baxay Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA  howlgalkaan ayaa laga fuliyay deegaanka Buq-aqable.

Advertisement

Warka Dowlada waxaaa lagu xusay in khasaare xooggan weerarkaan lagu gaarsiiyay kooxdii Alshabaab ee meesha ku sugneyd inkastoo warkaan aan lagu faahfaahin khasaaraha inta uu la egyahay.

Saacadihij ugu danbeeyay waxaa sii kordhayay weerarada diyaaradaha drons-ka mareykanku ka fulinayaan Somalia gaar ahaana lagu beegsanayo saldhigyada Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDuqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday gaari ay wateen Alshabaab
Next articleErgeyga Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo la soo magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here