NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay maanta kulan ka yeeshaan Xaalada Falastiin oo Yuhuudu dhibaato ku heyso.

Wararka qaar ayaa sheegaya in maanta fadhiga Qaranada Midoobe lagu wado in si buuxdo loogu codeeyo inay Falastiin kursi rasmi ah oo joogto ah ku yeelato QM.

Advertisement

Falastiin inay xubib rasmi ah ka noqoto QM waxay aad usii sahleysaa  in Duniddu Dowlad madax banaan u aqoonsato Falastiin.

Falastiin waxay mudo 13 sano goob jooge ka ahayd fadhiga Qaramada Midoobe waana sababta maanta loogu codeynaayo inay kumeel gaarnimada ka baxaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDEG DEG: Wariye Xuseen Cabdule oo Xabsiga la dhigay
Next articleTaliye Xigeenka Ciidanka Dhulka oo ciidamada uga digay balwada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here