Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen madax kala duwan oo ka socota Afrika iyo caalamka kale ayaa maalmaha uu socdo waxaa looga hadli doonaa cimillada adduunka ee sii kululaaneysa iyo sidii xal loogu heli karo caqabadaha iyo duruufaha ay keentay isbeddelka cimiladu.
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa sheegay in khatarta labaad ee marka laga soo tago amniga iyo la dagaallanka argagaxisada soo wajahaysa dalkeena iyo dalal badan oo Afrika ah ay tahay dhibaatooyinka isbeddelka cimiladu keenay.
Zotrim is a weight reduction complement that announces to attention on resolving number one problems โ food cravings and fatigue because of massive physical...