Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil ka kala socotay Ciidamada Boliiska, Nabad-sugida & Xooga Dalka, Bulshada Rayidka & Agaasimayaasha Saxaafada.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska ee Kumando Boliisiya ayaa daarnaa isku xidhka Bulshada & Hay’adaha Amaanka gaar ahaan Boliiska.

Advertisement

Sulub Ahmed Firin, Taliyaha Ciidanka Boliiska oo madasha hadal ka jeediyay ayaa sheegay in lagu guulaystay sugida amniga Caasimada inta lagu gudo jiray Bisha Barakaysan re Ramadaan, iminka loo diyaar garoobaya sugida Amniga Maalmaha Ciida,

Sidoo kale Taliyah Ciidanka Boliiska S.Guuto Sulub Axmed Firin ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay wadashaqaynta Boliiska & Saxaafada.

Dhamaan Marti sharaftii ka soo qayb gashay Xaflada Afurka ah ayaa uga mahad celiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska muhiimada ay leedahay in

Mavadsanidiin

Previous articleHogaamiyaha SSC Khatumo oo gudi u magacaabay soo qiimeynta masiibadii qabsatay Magaalada Ballihadhac
Next articleQarax iyo Dagaal Alshabaab Saaaka ku qaadeen Magaalada Balcad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here