GAZA (DAYNIILE.COM)-Salaadii Jimcaha ayaa lagu tukaday Masjidka Rafah oo ay burburiyeen ciidamada Israel.
Masaajidkaan waxaa sidaan ugalay waa weerar dhanka yuhuuda kaga yimid dhawaan iyagoo gantaalo la dhacay.
Advertisement
Sida Sawirada aad ka arki karto masaajidka waxaa loogu kala tukanayaa qeyb qeyb iyadoo hal salaad iyo Imaam la wada yahay maxaa yeelay waxaa u dhexeeya burburka masaajidka oo meelaha qaar dhagaxyo waa weyn oo aan la qaadin karin ayaa ku soo dhacay,si fiican u fiiri iyagoo burburku uu dhexeeyo ayay hadana isla halka masaajid iskula tukanayaan.
Dunida maanta waa duni la isu awood sheganayo oo wadan kasta siduu doono kayeelanayo midka uu ka xoog iyo hub badanyahay.
=SOURCE ALJAZEERA=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM