Sida aan ka soo xiganay Raadiyaha Dowlada Soomaaliya Hafow Abdulkadir Ibraahim oo Alshabaab ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay gacanta Dowlada Soomaaliy.

Ninka isasoo dhiibay ayaa looga yaqaanay dhanka kooxdii uu ka tirsanaa Saabir, wuxuuna u qaabilsanaa waxa aay u yeeraan Jabhada isagoona soo la joogay mudo sanad ah.

Hafow C/qaadir wuxuu isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60-aad kuwaasoo si wanaagsan u;la dhaqmay ka hor inta aysan warbaahinta hor keenin.

 waxa aay u yeeraan Jabhada,

sidoo kale intii uu shaqeynaayay Wuxuuna ka soo howlgaley Deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose iyo Bakool,waxa una  Baaq udirey Saaxibadiisa kale ee ku jira alshabaab  in ay isaga soo baxaan kooxdaasi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here