Advertisement

Alshabaab isku soo dhiibay gacanta Dowlada

0
Sida aan ka soo xiganay Raadiyaha Dowlada Soomaaliya Hafow Abdulkadir Ibraahim oo Alshabaab ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay gacanta Dowlada Soomaaliy. Ninka isasoo dhiibay ayaa looga yaqaanay dhanka kooxdii uu ka...

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay weerar ย lagu qaaday dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.

0
ย Kadib weerar qorsheysaysan oo ciidamada Dowlada iyo kuwa saaxiibada ah ay ku qaadeen kooxo ka tirsan alshabaab ayaa waxaa arintaas ka hadlay Dowlada Soomaaliya. Weerarkaan oo ka dhacay deegaan hoos taga Degmada...

Qaar ka mida Beelaha Soomaaliyeed oo ku kala shakiyay Dagaalka Alshabaab

0
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in qaar ka mida Beelaha Soomaaliyeed ay ku kala shakiyeed dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Weerarkii dhawaan Alshabaab ku qaadeen deegaanka Cows-weyne ee Gobolka Galgaduud...

Taliska Booliiska oo sheegay in la qabtay laba nin oo ka danbeysay qaraxii Dayniile...

0
Qarax aan wax khasaare ah gaysan ayaa maanta ka dhacyay Degmada Dayniile ee Muqdisho. Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxaan ayaa warbaahinta u sheergay in gacanfa lagu soo dhigay...

Waa kuma shaqsi ka tuuran rabo kursiga Galmudug ee madaxweyne Qoor Qoor

0
  Waxaa socda qorsha xoogan ay wadaan maamulka Damajadiid uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud kaa oo doonayaan in ay gacanta ku dhigaan maamul Goboleydyada si ay mar kale ugu soo noqdaan...

Real Madrid ma awoodo inay u ogolaato Kylian Mbappe inuu u dhaqaaqo Saudi Arabia...

0
  Inkastoo la sheegayo in weeraryahanka France kaliya uu indhaha ku hayo Bernabeu, Madrid ma ku nasan karto dareenkeeda marka loo eego baaxadda dalabka Al-Hilal. Paris Saint-Germain ayaa lacagta u qaadan doonta Kylian...

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ

0
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ Dar es Salaam, Tanzania, 26 Luuliyo, 2023: Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo...

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Da oo Mooshin ka gudbiyey Wasiirka Gaashindhiga iyo Taliyaasha Ciidamda...

0
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa u gudbiyay Guddoonka Golaha mooshin loogu yeerayo Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, si suโ€™aalo looga weydiiyo qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad, halkaasoo maalintii isniintii uu qof...

Makxkamadeynta Masโ€™uuliyiin loo heysto musuq maasuq oo socota

0
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka socota dhageysiga dacwad Ciqaabeed loo heysto saraakiil ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaaasi oo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka...

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faah faahin laga helayo

0
Faah faahino kasoo baxaya qarax khasaaro kala duwan geystay oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, kaas oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Goobjoogayaal ayaa...

APLICATIONS

- Advertisement -

HOT NEWS