Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in qaar ka mida Beelaha Soomaaliyeed ay ku kala shakiyeed dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Weerarkii dhawaan Alshabaab ku qaadeen deegaanka Cows-weyne ee Gobolka Galgaduud ayaa sababay inay ciidamada habka Belleek u abaabulan ee Dowlada la safan ay ku kala shakiyaam dagaalka .

Qaar ka mid ah Beelaha Hirshabelle ayaa wacad isku marsaday inaysan dagaal isla geli doonin qaae ka mida Beelaha Galmudug iyagoo ku dhaliilaya inaysan dooneyn in Alshabaab laga adkaado.

Advertisement

Inkastoo aysan warbaahin hortagin haddana waxaa macquula in khikaafku saameyn ku yeelato dagaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here