• Qarax aan wax khasaare ah gaysan ayaa maanta ka dhacyay Degmada Dayniile ee Muqdisho.
  • Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxaan ayaa warbaahinta u sheergay in gacanfa lagu soo dhigay labo nin oo ka danbeysay qaraxaasi.
  • Talisku wuxuu intaas ku daray in labada nin lagu hayo xarunta danbi baarista ee CID ee Muqdisho isla markaana lagu ogaanayo labada nin ee qaraxa masuulka ka ahaa.

    Maaha markii ugu horeysay oo ciidamada Booliiska ay qabtaan kooxaha qaraxyada soo abaabula.

  • Sidoo kale waxaa lagu wadaa labadaan nin sharciga la hor geeyo si loogu cadeeyo danbiga loo heysto ama looga bari yeelo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here