MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Gobolkw Banaadir Macalin Mahdi iyo duqa Muqdisho ayaa maanta usoo tacsiyeeyay Qoyskii ay ka dhalatay Luul C/casiis oo shalay u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray kadib markii ninkeedu gubay.

Macalin Mahdi oo tacsida kadib la hadlaayay saxaafada ayaa u balan qaaday qoyska Luul C/casiis inay soo qaban doonaan gacan ku dhiiglihii dilay gabadhooda.

Advertisement

” Gacan ku dhiiglaha iyo intii garab siisayba waan soo qabaneynaa ,Aabe C/casiis waxaan leeyahay nagu kalsoonaada sharcigaan hor keeneynaa”ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi.

Halkaan ka daawo warka taliyaha muuqaal aan ka soo xiganay Dalsan Tv:-

Previous articleWasiir Fiqi oo sharaxaad ka bixiyayHindise -Sharciyeedka Dad-dhigista+Sawirro
Next articleNin dil ka gaystay Degmada Waabari oo gacanta lagu soo dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here