Kadib markii dhawaan maamulka Somaliland uu xir xirey wariyayaal iyo masuul warbaahineed ayaa waxaa arintaasi ka hadlay  Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ .

Ururkaani ayaa si weyn u cambaareeyay sida Maamulka Somaliland ula dhaqmo warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgasha deegaanada ay maamulaan.

Advertisement

Ururku wuxuu walaac ka muujiyay saxafiyiinta wali u xiran Somaliland sida Gudookiyaha MM Somali-TV  Maxamed Cabdi Ilig inkastoo dhawaan la sii daayay wariyayaashii lala xirey.

Ururka IFJ waxay  ku baaqeen n si deg deg ah loo sii daayo Wariye Maxamed Cabdi Ilig oo ah Guddoomiyaha MM Somali Tv oo fadhigiisu yahay Hargeysa.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMareykanka oo ka caawinaya Yuhuuda sidii ay Maxaabiista xoog ugu soo furan lahaayeen
Next articleNin Maseyr dartiis ugu dilay Xaaskiisa Gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here