MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dagaal yahano ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa goor dhaw oo caawa saqdaan dhexe ah waxay galeen Hoteel SYL ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxyo ayaa iyo rasaas ayaa laga dhex maqlayaa waxaana Hoteelka ,  wararka horu dhqca ah waxay sheegayaan inay gudaha ka dhex dagaalamayaan kooxda alshabaab.

Advertisement

Wararku waxay intaasi ku darayaan in loo fududeeyay weerarkaasi madaama ay adag tahay in halkaasi hub lala galo madaama amniga aagaasi aad u adag yahay.

Hoteelka SYL wuxu aad ugu dhaw yahay Madaxtooyada Villla Somalia.

Wixii war ku soo kordha wararkeena danbe ayaad kala socon kartaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweynaha oo saraakiisha amniga kulan la qaatay +SAWIRRO
Next articleMasuul maamulka G/banadir ka tirsan iyo sarkaal ciidan oo ku dhaawacmay weerarka Hotey SYL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here