Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa Kulan La qaatay dhigiisa Dalka Tunisiya Sarratt Zaafrani Zenzri.

Kulanka labada Wasiir ayaa diirada lagu saaray sidii ay isu kaashan lahayeen labada Dowladood Tunisiya iyo Somaliya, Kulankan labada Wasiir ayaa ku soo beegmay iyadoo uu socdo Kalfadhiga 40aad ee Golaha Wasiirada Guryeynta iyo Dhismayaasha ee Wadamada Carabta uu oo Shirkoodii 5aad uu sanadkan ka dhacay wadanka Liibiya oo marti gelisay.

Shirkan Wasiirada Guryeynta iyo Horumarinta wadamada Carabta ayaa intuu socday waxa lagaga dooday sidii shaqalaha Dowladaha u shaqeeya u heli lahayeen Guryo tayo fiican leh iyada oo lays kaashanayo.
May be an image of 6 people and the Oval OfficeMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people, television, newsroom and the Oval OfficeMay be an image of 2 peopleMay be an image of 5 people and suit
Previous articleDr. Guuleed oo warbixin siiyey dhaqaatiirta Soomaalida ee dalka Finland +SAWIRRO
Next articleDAAWO: Beesha Muddulood oo Xoollo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here