Ra’isul wasaare ku xigenka dalka  Saalax Axmed Jaamac ayaa ku soo biiray siyaasiyiinta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  kala shaqeyneysa qorshihiisa wax ka badalka dastuurka .
Ra’isul wasaare ku xigenka  Saalax Axmed Jaamac oo ka hadlaayay shir uu dalka dibadiisa kaga qeybgalaayo ayaa ku nuux nuuxsaday qorshaha Dowlada ay ku dooneyso inay dastuurka wax kaga badasho, sidoo kale wuxuu ka hadlayaa arimo kale sida fatahaada wabiga.
“Waa in aan ka baxnaa qabyo qoraalka Dastuurka oo dhamays tirnaa, Sharciyadana aan u daynaa Maxkamado dastuuri ah” ayuu yiri Ra’isul wasaare ku xigenka dalka Saalax Axmed Jaamac.
Hadaba khudbadiisa oo English ah balse qoraal hoose lagu fasiray halkaan ka daawo muuqaal Tv-ga Dowlada uu diyaariyay.
Previous articleLaba Burcad ah oo lagu dhex toogtay Magaalada Nairobi
Next articleDowlada Somalia oo Safiir cusub u magacowday Dalka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here