MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ku digtay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee xukun doonka ah isagoo ku dhaga-hadkay.

Duqa Muqdiaho wuxuu si gaara uga hadlaayay qorshaha Dowlada uu ka tirsan yahay ee dhameystirka dastuurka isagoo markaas xusay siyaasiyiinta mucaaradka.

Advertisement

”Musharax magudbe ah oo aan la aqoon goor uu guuleysanaayo dabarka uguma xirnaan karo dhameytirka dastuurka”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Yuusuf Madaale wuxuu intaasi ku daray in siyaasi ma gudbe ah oo aan la aqoon goor uu guuleysnaayo aan laga aqbali karin soo jeedintiisa .

Goormeey dhameystirayaan khud-bad kasta ay jeediyaan way balan qaadayaan , waxaa is weydiin mudan goormuu dhaneystiraa,kuwaas looma sii xirxirnaan karo waa in dastuurka la dhameystiraa”ayuu yiri duqa Muqdisho

XAFIISKA WARARKA

DAYKIILE.COM

Previous articleDAAWO: Reer Awdal oo Muqdisho ka sameeyay Kacsoon ka dhan damaca Itoobiya
Next articleMadaxweyne xigeenka Puntland oo Qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP +SAWIIRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here