Siyaasiga caanka ah Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada tababarka ciidamada ee Gordan.

Xildhibaanka qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sidan u qorneyd:-

Advertisement

Waxaan canbaaraynayaa falkii argagexiso ee ka dhacay xerada tababarka Janaraal Goordan.

Waxaan ehelka, asxaabta, shacabka Soomaaliyeed iyo Dawladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeynayaa saraakiisha iyo askarta labada dal ee lagu dilay weerarka argagexiso.

Waxaan kuwa dhaawaca ahna Alle uga baryayaa in uu caafiyo. argagexisadu waa cadow duullaan ku ah nabadda Soomaaliya, gobolka iyo caalamka intaba, waana in ciribtirkooda meel looga soo wada jeesto.

Previous articleMaxaa sababay geerida laacibkii xulka Galmudug?
Next articleMadaafiic Alshabaab ku garaaceen Camaara oo sababay dhimasho iyo dhaawac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here