Advertisement

Taliyaha Milatariga muxuu kala hadlay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel...

Taliye Gen.Dayax oo Tababar u furey Sarakiil ka tirsan Ciidanka Dhulka+SAWIRRO

0
Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar u Furay Sarakiil Ka Tirsan qaybaha Iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed . Tababarkaan ayaa ah mid Lugu baranayo Howlaha is...

Yuhuuda oo maanta dad shacaba ku leysay marinka Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin gaar ahaan marinka Gaza ayaa sheegaya in halkaasi maanta isniin ah Yuhuudu duqeyn ka gaysteen. War ka soo baxay Saraakiisha caafimaadka ee falastiin  ayaa warbaahinta...

Madaxweyne Xasan oo Nairobi uga qeybgalay shirka 21-aad  Horumarinta Bangiga Adduunka +SAWIRRO

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo 𝐈𝐃A. Shirkaan waxa uu...

SoDMA oo daah-furtay Mashruuca isku xirka nidaamyada bixiya digniinaha +SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ka daah-furay Mashruuc xoojinaya isku xirka nidaamyada bixiya digniinaha halis wadareedka heer Federaal...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka...

0
Muqdisho, Abriil 29, 2024; Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey’adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta Hannaanka casriyeynta Dowladdnimada iyo sidii farriimaha dowladda looga dhigi lahaa kuwo...

Milatariga oo Howlgal ka dhan ah Alshabaab ka sameeyay deegaano hoos taga Hiiraan+Sawirro

0
BUULO-BURDE (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Somalia ay fuliyeen howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab. Howlgalka oo si gaara looga sameeyay deegaano hoos taga  degma bulaburte ee...

Shirka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowladaha Hoosen oo ka furmay Muqdisho+SAWIRRO

0
Shirka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowladaha Hoose ee JPLG ayaa manta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yusuf Cali, iyadoo...

Dad badan oo ku geeriyooday shil doon oo ka dhacay wabiga u dhexeeya Garissa...

0
GAARISA (DAYNIILE.COM)-Shil doon ayaa ka dhacay shaley galab wabiga isku xira  Garissa iyo Madogo taasoo sababtay khasaare nafeed. Doonta waxaa la sheegay inay saarnaayeen dad lagu qiyaasay in ka badan 50 ruux...

Wararkii ugu danbeeya ee Gaza iyo tirada dadka la dilay 24-kii saac ee...

0
QAZA (DAYNIILE)-Madaxweynaha Falastiin Cabbaas ayaa Mareykanka ka codsaday inay gacan ka geystaan ​​joojinta duulaanka Israel ee Rafah iyadoo weerarada Israel lagu dilay 66 qof 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Dadaalka diblumaasiyadeed ayaa...

Weight loss

- Advertisement -