Madaxweynaha Puntland oo Garowe kula kulmay Safiirka Sweden+SAWIRRO

0
Garoowe : 13, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden ee...

Muuse biixi iyo wasiiradiisa oo maanta meel-mariyeen Gobol cusub

0
Shir ay yeesheen Wasiirada Maamulka Somaliland uuna shir gudoominaayay Madaxweynaha maamulkaasi Muuse biixi ayaa maanta lagu meel mariyay aqoonsiga Gobol cusub oo lagu magacaabo Gabileey. Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeed maamulka Somaliland...

Maxay ka wada hadleen Gud. Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Almuwallad. Guddoomiyaha iyo...

Muxuu yahay howlgalka la mahdiyay ee Kumaandooska Gor-Gor ay ka fuliyeen Toora-Tooroow

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Somalia ee Gor-Gor ay fuliyeen Howlgal la mahdiyay. Ciidamada ayaa howlgalkaan oo ka dhan ahaa Alshabaab waxay ka fuliyeen Deegaanka...

Booliiska Xamar oo soo qabtay Burcad Mobile-da dhici jirtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-.Ciidamada Booliiska Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho  ayaa gacanga ku soo dhigay laba nin oo ku eedeysan inay hub  ku dhici jireen shacabka Degmadaasi. Labadaan nin ee la qabtay waxay Booliisku...

Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle oo maanta la caanashibay+SAWIRRO

0
HALGAN (DAYNIILE.COM)-Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle ayaa maanta lagu caana-shubay Deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan. Munaasabada Caana shubka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaa ka soo qeybgalay...

Recep Tayyip Erdogan “way kala cadaatay cida nabada diidan Xamaas iyo Israa’iil”

0
ISTANBUL (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Xamaas aqbashay qorshaha xabad joojinta iyo nabadeynta ay wadeen Masar iyo dalalka kale. Israa'iil ayuu ku eedeeyay inay inay rabaan in dagaaladu...

Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dib u cusbooneysiiyay baaqiisii ​​ahaa xabad joojin degdeg ah oo bini'aadantinimo oo laga hirgeliyo marinka Gaza iyadoo ciidamada Israel ay dileen in...

 NISA oo weerartay oday-dhaqameed hubeysan oo ka tirsan Beesha Muddulood

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa la soo sheegayaan inay caawa xoog ku galeen guriga Wabar Socdaal oo ka mida dhaqanka Muddulood. Wabar Socdaal laftigiisa ayaa saxaafada...

Darawal gaarigiisu wabiga ku dhacay oo maydkiisa la helay 9 maalin ka dib

0
KUTUS (DAYNIILE.COM)-Mid ka mid ahaa darwalada baabuurta ee ismaamulka Kirinyaga ee  dalka Kenya ayaa meydkiisa la helay 9 maalin ka dib markii gaari uu  waday uu ku dhacay webiga Sagana River. Maydka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Unveiling the Secrets of Generative AI in Android Smartphones

0
Unveiling the Secrets of Generative AI in Android Smartphones In modern-day days, the phone organisation has witnessed an top notch evolution, with technological improvements continuously...

HOT NEWS