Advertisement

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Garowe

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ahna Xildhibaan Sharafeed  Soomaaliyeed Maxaned C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay...

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland oo xilka la wareegay+SAWIRRO

0
Garoowe: 21 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane...

Mucjisaadka qarsoon ee Qur’aanka. Q-9aad

0
Inta badan Qur'aanka karimka ah waxaan ka fiirinaa, Macnaha, tajwiidka icraabta iyo dhinacya kale. Waxaa jiro Miisaan kale oo mucjiso ah. Quraanku waxa uu iska soo daba dagayay in ka badan...

XOG: Waa kuma masuulka lagu badalaayo Mahad Salaad

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa aad loo hadal hayaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ka kalsooni dhacay Taliyaha Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad kadib weerarkii dhawaan Alshabaab ka fuliyeen Hoteel u muuqda...

Wasiirka arimaha Gudaha oo u jawaabay Siyaasiyiinta Mucaaradka

0
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa u jawaabay siyaasiyiinta mucaaradka ah  kuwaasoo maalmihii ugu danbeeyay ku celcelinayay in Dowladu rabto in Dastuurka dhan  badasho. Wasiirka ayaa qoraal uu kula hadlaayo...

Farmaajo iyo Shariif Sh.Axmed oo maanta ku wajahan Garowe

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Saaka ay Magaalada Garowe ku wajahan yihiin MadaxweyayaashII hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed. Labadaan masuul oo labaduba Xildhibaano Soomaaliyeed ah...

Mareykanka oo cunuqabateyn ku soo rogay shirkad maraakiib uu ku dhaliilay inay Iran...

0
WASHINGTON (DAYNIILE.COM)– Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay shirkad maraakiib ah oo uu ku eedeeyay inay fududeysay wareejinta badeecadaha Iran ee lala xiriirinayo sarkaal ka tirsan Xuutiyiinta. Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Qaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Osama Hamdan oo ah sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa sheegay in Israa’iil ay si xun uga jawaabtay hindisaha xabbad joojinta ee kooxda, iyo in wadahadallada xabbad joojinta ee Dooxa ay...

Xukunka Dil ka dhashay Muran salka ku haayay Siyaasad.

0
Dable Xoogga Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Tookiyo) ayaa loo soo xiray dil bareer ah uu u geestay Marxuum Cabdijabaar Maxamed Xasan Labo iyo Tobankii bishii Augost 2022, falkaas oo ka dhacay maqaayad...

Xildhibaano ay ku jiraan Madaxweynayaal hore oo qaadacay qorsha Dastuurka lagu meel marinayo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano isugu jira aqalka sare iyo Golaha shacabka oo tiradoodu tahay 72 mudane ayaa si weyn u uga hor yimid qorshaha Dowlada Somalia ay wax uga badaleyso kuna ansixineyso Dasuurka. Xildhibaanadaan...

Weight loss

- Advertisement -