Advertisement

Rasaas lagu furey shacab Mareykan ah oo dhimasho iyo dhaawac sababtay 

0
KANSAS (DAYNIILE.COM)-Waraka laga helaayo Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in rasaas lagu furey Dad shacaba ay sababtay  dhimasho iyo dhaawac. Dhacdadaan ayaa ka dhacday magaalada Kansas ee gobolka Missouri ee dalka Mareykanka kadib...

Maamul Goboleedyada Dalka oo qaadacay shirkii xeer ilaaliyayaasha ee Muqdisho ka furmay

0
Xeer Ilaaliyaasha Guud ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay shirweynaha 6aad Ee Xeer ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo shalay ka furmay Magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyayaasha Afarta Maamul Goboleed...

Maxkamadii Alshabaab ee Ugunji oo la duqeeyay iyo Saraakiil lagu dilay

0
Howlgal jab xoogan lagu gaarsiiyay Kooxda Khawaarijta oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamka ayaa ka dhacay tuulada Ugunji oo hoos tagta magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa...

Muxuu yahay qalabka Maamulka Somaliland uu ku qalqal geliyay diyaarado xamar ku soo...

0
Maamulka Somaliland ayaa maanta sameeyay talaabooyin ay ku qal qal geliyeen diyaarado Muqdisho u soo socday xili ay hawada sare marayeen. Maamulka Somaliland waxaa la sheegay inay  shideem qalabka VHF oo ah...

Wasiirka Difaaca Somalia oo Imaaraadka Tacsi ka gaarsiiyay Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Xamze+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tacsi uu ka sidey Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxa uu gaarsiiyey dowladda Imaaraadka Carabta iyo ehelada...

NISA oo dhanka Garsoorka u wareejisay Eedeysanihii Xaaskiisa gubay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ee  NISA oo  gacanta ku heysay ninkii xaaskiisa gubay tan iyo markii la soo qabtay ayaa ugu danbeyn maanta ku wareejisay dhanka Garsoorka. NISA waxay...

Koofiyadaha iyo Af-xirashada oo laga mamnuucay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inay Muqdisho ka  mamnuuceen  istecmaalka Af-xirashada (Face-Mask),Isticmaalka Koofiyadaha iyo hubka lala raaco Mootooyinka. Af-hayeenka Gobolka Banaadir ayaa akhriyay war qoraala oo ka soo baxay...

Madaxweynaha Somalia oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo+SAWIRRO

0
Kismaayo, February 14, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D. goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed...

DAAWO: Reer Cadaado oo iska bareejeeyey Reer Guriceel

0
CADDAADO (DAYNIILE.COM)-Shacabka Magaalada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud ayaa goor dhaw oo maanta waxay si weyn usoo dhaweeyeen coyaartoyda kubada Cagta Maamulka Galmudug oo gaaray Magaaladaasi. Shacabka reer Cadaado ayaa muujiyay inay tira...

Shirkii 44-aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Adis-ababa+SAWIRRO

0
Wafdi ka socday JFS oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha dibadda oo Xarunta Midowga Africa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo Looga Hadlayey Hawlgalka ATMIS. Wasiiru Dawlaha ahna ku...

Weight loss

- Advertisement -