Advertisement

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Magacaabista Agaasimaha Hay’adda Socdaala & Jinsiyadaha

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa u magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Mudane, Axmed Saciid Maxamed, kaddib...

Ciidanka dowladda oo hawgallo ka dhan ah AS ka sameeyay deegaano ka tirsan Maamullada...

0
Ciiidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa maanta howlgalo ka sameeyay inta udhaxeyso degaanka Daaru-nimca  iyo Degmada Galcad oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. Intii ay socden howlgaladaan...

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in madaxweyne Xasan sheikh uu doonayo muddo kororsi

0
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan u qorshaysnayn in ay muddo kordhin sameysato, taas beddelkeedna ay doonayso in la mideeyo doorashooyinka heer federal iyo heer...

Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxdii hore oo Maalintii labaad galay

0
Waxaa Maalintii labaad galaya Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, kaas oo shalay ka furmay Hotelka Decale ee...

Odiyaasha Gaarisa oo digniin u diray siyaasyiinta Jubbooyinka oo ku howlan in

0
Guddiga Nabadda iyo Odoyaasha ka soo jeeda Magaalada Gaarisa, ayaa uga digay Siyaasiyiinta ka soo jeeda  Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland inay ka waantoobaan shirarka iyo ololaha ay ka wadaan Hoteelada ku...

Al shabaab oo go’doon gelisay magaalo uu ku nool yahay madaxweyne maamul Goboleed

0
Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa lagu waramay in ay go’doon geliyeen caasimada ku meelgaarka maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo. Illo dhanka amniga ah ayaa sheegaya in kooxda ay xirtey jidadka gala xarunta gobolka Baay...

Waa maxay filashada Shacabka ee ku aaddan shirka shalay Muqdisho uga furmay Madaxweyne Xassan...

0
Shirka uu madaxaweyne Xassan Sheekh shalay ka furay magaalada Muqdisho ayaa noqonaya kii ugu horreeyay noociisa, ee dalka lagu qabto, waxaana laga filayaa natiijooyin qeyb ka noqdo xal u helista caqabadaha...

RW Xamse oo xalay la kulmay Ra’iisul Wasaarayaal hore

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Dr. Cabdiwali Maxamed Cali...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KALFADHIGA 3-AAD KULANKIISA 7-AAD

0
GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KALFADHIGA 3-AAD KULANKIISA 7-AAD Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 7-aad...

Ciidamo Danab iyo Darwaashita Jubalaand oo gaaray deegaanno ku dhaw Jilib & Xaalada Oo...

0
Ciidamada kumaandooska ee Danab oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo balaaran kawada deegaanno katirsan katirsan gobolada Jubbooyinka ay joogaan dagaalyahannada Al Shabaab. Ciidamada huwanta ah ayaa howlgalo dhowr...

Weight loss

- Advertisement -