Advertisement

Qiimaha Sarifka lacagta Kenya oo kor u kacday

0
=XIGASHO BBC SOMALIA= Qiimaha Shilinka Kenya ayaa bishii 2-aad oo xiriira sameeyey soo kabasho xooggan, ka dib markii uu meeshii ugu hooseysey gaarey bishii Jannaayo ee sannadkaan, xilligaas oo $1 doollar lagu...

Yaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Degmada Ceeldheer+SAWIRRO

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano ka soo jeeda Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud iyo saraakiil Ciidan ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Degmadaasi. Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Maxamed Cajiib oo ka soo jeeda Degmada Ceeldheer ayaa...

10 Alshabaab ah oo mar kaliya isku soo dhiibay Dowlada Somalia

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa soo bandhigtay dagaal yahano badan oo Alshabaab ka soo goostay islamarkaana isku soo dhiibay ciidanlmada sirdoonka qaranka ee ka howlgala Gobolka Bay. Dagaal yahanada isasoo dhiibay oo tiradoodu...

Madaxweyne Xasan oo gaaray furumaha dagaalka Galmudug

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u safray isla markaana gaaray furumah dagaalka ee u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo Alshabaab. Madaxweynaha oo ay wehliyaan  saraakiil Ciidan ayaa saaka ka baxay Muqdisho...

Mucaaradka Dowladu ma mideyn karaan afkaartooda?

0
Sida cad oo muuqata siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dowlada Somalia inta laga war hayo waxay u kala baxeen laba iabahaysi. Isbahaysi waxaa iskula jira laba Madaxweyne hore Sharif Sh.Axmed iyo Maxamed C/llaahi...

Hirshabelle,Galmudug,Juballand iyo Koonfur-galbeed Maxay uga aamuseen ansixinta cutubyada dastuurka ?

0
Tan iyo markii doraad la ansixiyay 4-ta cutub ee Dastuurka waxaa warkooda la waayay madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya marka laga reebo Puntland oo mowqifkeeda cadeysay si cadna uga soo hor jeesatay...

Duqa Muqdisho iyo Safiirka cusub ee Turkey maxay ka wada hadleen+SAWIRRO

0
Muqdisho, 01 April 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya...

Maamulka Puntland oo amar adag dul dhigay Masaajida xiliga salaatu Leylka.

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiirudawlaha Wasaaradda Cadaaladda,arimaha diinta,Dastuurka iyo dhaqan celinta Maamulka Puntland C/qaadir Cali Warsame ayaa oo shir jaraa,id ku qabtay Garowe ayaa wuxuu amar adag dul dhigay wadaadada maamula Masaajidyada magaalooyinka Puntland. Wasiiru Dowluhu...

Xisbiga Mucaaradka Turkey oo guul weyn ka gaara doorashada Dowladaha hoose

0
Doorasho shalay ka dhacday magaalooyinka waa weyn ee Dalka Turkey ayaa waxaa guulo waa weyn ka gaaray Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga. Xosbigaan oo lagu magacaabo CHP ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay laba Alshabaab ka tirsanaa

0
Laba dagaalame oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay u gacan galeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA. Sida lagu sheegay war ka soo baxay NISA Raggaan ayaa la...

Weight loss

- Advertisement -