Advertisement

MUQDISHO: AGAASIMEYAAL LA SOO TAAGAY MAXKAMAD

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay afar eedeysane oo loo haysto kiis musuqmaasuq oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka...

Somaliland oo sheegtay in ciidamada Puntland iyo kooxo argagixiso ahi ay soo weerareen ciidankeeda

0
Somaliland ayaa ciidamada maamulka Puntland, kooxo argagixiso ah iyo kooxo nabad diid ah ku eedaysay in ay shalay weerar ismiidaamin ah kusoo qaadeen ciidankeeda, sida wasaarada gaashaandhigu warsaxaafadeed ku sheegtay. "Wasaarada Gaashaandhiga...

Taliyaha cusub ee CXD oo kulan la yeeshay Hogaanadda Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow oo uu wehlinayey Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Sarreeyo Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa kulan la yeeshay Hogaanadda Taliska Guud ee...

Hoobiyeyaal lagu soo tuuray Garoonka Aadan-Cadde & Booliska oo ka hadlay

0
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa maanta lagu soo tuuray Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka hadlay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Hoos Akhriso War kasoo baxay Booliska Soomaaliya. Ciidanka Amaanka gaar ahaan kuwa...

Al-Shabaab oo shan qof ku gowracay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee Kenya

0
Ugu yaraan shan qof ayaa lagu gowracay, guryo badanna waa lagu gubay weerar ay kooxda Al Shabaab ku qaadeen tuulooyinka Salama iyo Juhudi oo ka tirsan qeybta Mkunumbi ee gobolka Lamu...

Madaxweyne Deni oo xilkii ka qaaday taliyihii gadoodsanaa ee ciidanka Danab Kornayl Jimcaale

0
Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday taliyihii gadoodsanaa ee ciidanka kumaandooska Puntland ee Danab, Kornayl Jimcaale Jaamac Takar. Kornayl Jimcaale ayaa ah sarkaalka hoggaaminaya ciidamada mucaaradka ee kasoo horjeeda doorashada iyo furitaanka...

Cali Jeyte oo Maanta loo doortay madaxweynaha ku meel gaarka ee maamulka Hiiraan State

0
Axad, Juun, 25, 2024 (HOL) - Kulan maanta ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu doortay madaxweynaha ku meel gaarka ah ee maamulka Hiiraan State inuu noqdo...

Guddoomiyaha Magacaaban ee G/Hiiraan oo Guddoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga

0
Gudoomiyaha Magacaaban ee Gobalka Hiiraan ee aan weli xilka la wareegin Cabdulaahi Axmed Maalin (sufuroow) ayaa shir gudoomiyey Kulan aan caadi aheyn oo aay isugu yimaadeen Gudoomiye ku-xigeenada Gobalka xoghayaha Guud...

Garoonka diyaaradaha Beledweyne oo Maanta xiran

0
Waxaa Maanta xiran Garoonka diyaradaha Ugaas khaliif ee Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib warqad xalay kaso baxday Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka hiiraan Cali jeyte Cismaan. Muddo Afar Maalin...

Dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood iyo khasaaro ka dhashay

0
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogagga degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro kala...

Weight loss

- Advertisement -